Dhowayn
Ku soo dhowow rugta internetka ee Stichting Gave. Waxaannu jecelnahay inaannu afkaaga hooyo kuugu soo gudbinno wax ku saabsan diinta masiixiyadda. Rugtan waxad ka sii geli kartaa kuwa kale oo ay ka buuxaan casharro, heeso diini ah iyo aflaam. Sidoo kale waxad hoos ka helysaa cinwaanno haddii doonaysid aad kala xidhiidhi kartid masiixiyiin. Kulammo masiixiyiin aad isku af tihiin ayaad sidoo kale halkan ka heleysaa..
Waxan rajaynaynaa in booqashada boggani ku tusto sidii aad Ciise Masiix awgiis soo dhowayn uga heli lahayd Eebbaha Aabbaha ah.
War Wanaagsan wargeijs
Riix
halkan
, si aad u akhrisid markhaatifur magangelyodoone Holland yimid ka dibna xasillooni xag Eebbe ah helay. Markhaatifurkani waxa uu ku soo baxay wargays ay magangelyadoonayaashu samaysteen. Riix halkan si waad wargayska oo dhan u akhrisatid
Bogag kale oo aad geli kartid
Halkan waxad ka heleysaa qaybo muuqaallo iyo barnaamijyo raadiyo ah iyo weliba qoraallo ku saabsan masiixiyadda.
Ilaah Keliya Iyo Jid Keliya
Film, radio iyo video
Noloshacusub
Filimka Ciise
Casharro Maqal ah oo la duubay
Axdiga cusub oo maqal ah
Somalichristians.org
La xidhiidhista masiixiyiinta
Ma doonaysaa inaad la kulantid masiixiyiin kale oo aad isku af tihiin, haddaba waxad halkan ka helaysaa cinwaanno kala duwan halkaas oo ay kaa caawin karaan:
KooxUnugeedyo
Kooxo masiixiyiinah isku af ah oo si joogta ah u kulma.
Kulammada
Kulamada gaarka ah iyo kuwa kaniisadeed ee magangrlyadoonayaasha.
xidhiidhista
Servicedesk Gave
Antwoordnummer 538
3840 WB Harderwijk
Evangelisatielectuur Anderstaligen Service (EAS)
Haddii aad doonaysid inaad dalbatid qoraallo afkaaga ah, markaas waxad ku hagaagi kartaa
Evangelisatielectuur Anderstaligen Service (EAS). Waxay hayaan buugag kaladuwan, qoraallo iyo DVD-yo afaf kala duwan ah. E-mail af-Holandays ama Ingiriisi ah ayaad u diri kartaa.
actueel
Vertrek Henk van den Brink
6 februari 2007
Henk van den Brink stopt als directeur van Stichting Gave.
Lees meer...

